(Daawo Sawirro) Tobanka magaalo ee ugu halista badan caalamka oo la shaaciyey & Muqdisho oo..

Warbixinta sanad laha ah ee uu daabacay wargeyska top10zen ayaa waxa uu kaga hadlay 10-ka  magaalo ee sanadkan 2018 ugu khatarta badan dhanka Amaanka waxa uu sheegay  in Magaalooyinkan la isku weeraro sidoo kalena la isku dilo waxaana dambiyada ay gareen heerkii ugu sareysay. Dhacdooyinka ugu badan ee ka dhacay 10-kan Magaalo waxaa kamid ah dilalka, weerarada, … Continue reading (Daawo Sawirro) Tobanka magaalo ee ugu halista badan caalamka oo la shaaciyey & Muqdisho oo..